Caws
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caws ↴
naacawsasho | naacawso | baad | jaan | nabaad | or | raar | raarcaw | ummaag | uud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg