Jirro-dhimireed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)

(daaw.) Isbeddel ku dhaca mid ama wax ka badan ee hawlaha dhimirka (sida caadifiyadda, dareenka, xasuusta iyo fakarka), taas oo u keenta silic bukaanka iyo dadka kaleba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirro-dhimireed


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg