jirso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)

1. (f.g) Roob meel dhisan ka gelid. 2. (f.mg) U j.: meel ama wax in qiyaas ah ka durugsanaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jirso

ajirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld ajarso.

jirsasho [m.f.dh]
eeg jirso. ld jirsad, jirsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg