Joogajooge

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

1. Socod aan la joogsanayn maalin dhan. 2. Taag-naan aan nasiino lahayn. 3. Cucub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogajooge


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg