joogjoogso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Socod hadba meel istaagid. 2. Ku j.: qof dhulka jiifa oo muruq hayo si turaal ah ugu istaagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joogjoogso

joogjoogsasho [m.f.dh]
eeg joogjoogso. ld joogjoogsad, joogjoogsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg