Joometeri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto adkeyaal, dulo, xarriiqyo, xoodad, iyo baro ku yaalla dulalaati. Tusaale ahaan joometeriga waxa ay la xiriirtaa cabbiridda iyo xisaabinta xagallo u dhexeeya xarriiqyo toosan, astaamaha asaasiga u ah goobooyinka iyo xiriirka ka dhexeeya xarriiqyo iyo baro ku yaalla sallax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joometeri ↴
afargees | celcelis-joometeri | dareerin-joometeri | dhexmeeran | isu'eg | joometeriga saafan | joometeriga Yuklid | susun joometeri | xisaab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg