Juqufsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof dhuuban oo godan ahaansho. ld joqofsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juqufsan

joqofsan | joqofsanaan | joqofsanaansho | juqufsanaan | juqufsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg