Jusbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.

Jusbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jusbax

jusbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg