Jusur
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rro, m.dh)Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jusur ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg