Juuc

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Daal xanuun yar leh. 2. Baahi. ld juucjuuc.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juuc

tacluus | dalbajuuco | galaayuus | galaayuus | juucjuuc | juucjuucsan | juucjuucsanaan | juucjuucsanaansho | juuco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg