Juucjuucsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juucjuucsan ↴
juucjuucsanaan | juucjuucsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg