Kaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Irridda aqalka xaggiisa gudaha. 2. Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.

Kaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Habeen aan dhaxani jirin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaad

ib | kaadar | kaaddhal | kaaddhalnimo | kaadi | kaadi dhiigow | kaadi | kaadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg