Kaadicaso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cudur lo'da ku dhaca oo shilintu keento midabka kaadiduna guduud ka dhiga. 2. Cudur kelyaha dadka ku dhaca oo kaadida caseeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadicaso


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg