Kaadihays

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Xuub adag oo kaadidu ku keydsanto inta aaney ka iman nafleyda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadihays

kaadi | kaadigubasho | kaadimareen | holac-kaadihays | qanjir-borosteyd | qaybta kaadimareenka |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg