Kaadimacaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Cudur ay keento shaqo xumo ku dhacda ganaca, kaas oo soo saara insooliin. Insuliinta jidhka ku yaraatana waxay sababtaa sonkorta oo dhiigga ku badata, ka dibna loo qashinsaaro kaadi ahaan. ld kaadimma-caan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadimacaan ↴
kaadimmacaan | kaadisokorow | dhiigsonkor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg