Kaadishir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.

Kaadishir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaadishir

kaadishirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg