Kaafi

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

K. ah: wax deeq kugu kaafiya.

Kaafi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Wax ku fillaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaafi

ictikaafid | kaafir | kaafirad | kaafiriin | kaafiyid | kufaar | kufri | shardi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg