Kaaliye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaaliye

falkaaliye | kalkaaliye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg