Kaambe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaarantahay iyo toban lugood, lana cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaambe

iskaambe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg