Kaanad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qori dheer oo masaxiisa ballaaran oo daloola shukaanta afkeeda kore oo fiiqan la gesho, madaxiisa kalena shukaanhayuhu gacanta ku hayo oo doonida ku duduwo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaanad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg