Kaashi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld kaashasho.
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaashi ↴
kaashad | kashkaashid | kashkaashis | waxwadaqabsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg