kabaabyo
(m.dh)

1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaabyo

kabaabyeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kabaabyo hayso ahaansho.

kabaabyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Kabaa-byo dareemid.

kabaabyood [m.f.dh]
eeg kabaabyoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg