Kaban

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.


Kaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la kabey noqosho.


Kaban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax la kabay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaban

balwo | iilo | kabmid | kabnaan | kaman |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg