Kacaamee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)1. Cid kacaan ka dhigid. 2. Wax cusbooneysiin. ld kacaami.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacaamee ↴
kacaamayn | kacaami |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg