kadalloobid
(m.f.dh)

eeg kadalloob². ld kadalloob¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadalloobid

kadalloob [m.l]
1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg