Kadalloob

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo. 2. ld kadalloobid.


Kadalloob

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadalloob

fanqooq | fanqooq | kadalloobi | kadalloobid | kadalloobin | kadalloobsad | kadalloobsan | kadalloobsanaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg