kaduud
(m.l)1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.
kaduud
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaduud ↴
kaduudan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay)
Wax la kaduuday noqosho.
kaduudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.
kaduudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.
kaduudid [m.f.dh]
eeg kaduud². ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.
kaduudin [m.f.dh]
eeg kaduudi. ld kuduudin.
kaduudmid [m.f.dh]
eeg kaduudan¹.
kaduudnaan [m.f.dh]
eeg kaduudan². ld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud-naansho.
kaduudnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kaduudnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg