Kafan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fno, m.l)Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.
Kafan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fnay, -fantay; -fni)Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafan ↴
kafnid | karfan | karfan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg