Kahsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld kahasho.
Kahsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Xaalad uu jidhku ku soo saaro jawaab ah kabbax an caadi ahayn qaar ka mid ah lid jidh dhaliyayaasha oo la yidhaahdo allarjiino, kaas waxa ka mid ah boodhka, faxalka, cuntooyinka qaarkood iyo dawooyinka ama dhogorta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kahsi ↴
caarood | halaamacoodka sooh-maskaxeedka | kahasho | kahsitire | samboor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg