Kal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Waa; goor; sano. 2. Miile.

Kal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Hiyi; laab; qalbi. 2. Lafaha dhudhammada midkood. 3. Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.

Kal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb-qaybiyaa saman-saman.

Kalakics*

Erayga kalakicis wax uu ka yimid  ciyaalka xaafada  Waana earay Laatiini ah  Micnahiisana waxa weeye:

Isii waxan u baahanahay oo jamac ah
 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kal

aabo | aabonimo | aad | aaddan | aaddi | aagga-qabow | aakib | ba | eber | ebinefiriin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg