Kala-faa'iidaysi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Xidhiidhka ka dhexeeya laba ama in ka badan oo sinjiyo ah, kaas oo labaduba ka faa'iidaysanayaan. Mararka qaarkood labada sinji midna ka kale la'aanti ma noolaan karo, mararka qaarkoodna midba ka kale la'aantii wuu noolaan karaa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kala-faa'iidaysi

kala-faa'iidaysi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg