Kala-furan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Dumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, laba atam, laba xididshe ama laba ayoon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kala-furan

madoorsoomaha kala-furanka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg