kalaankal
(m.l)

Hilib cadad yar yar laga dhigo oo la kariyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalaankal

jarjar [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah. 2. Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay. 3. Kalaankal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg