Kalabbaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Weel wax bar ah noqosho.
Kalabbaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax laba meelood loo qaybshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbaran ↴
kalabbarmid | kalabbarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg