Kalabbaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Wax kala aqoonsasho. 2. Wax laba qaybood ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbaro ↴
kalabbarasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg