Kalabbood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Khilaaf; ismaandhaaf.

Kalabbood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Figrad, dood iwm isku khilaafid. 2. Bur iyo biyo u kala bixid (caano)

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbood

kalabboodid | kalabboodsan | kalabboodsanaan | kalabboodsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg