Kalgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Habka ay curiyayaasha kiimikadeed ay u nidamsan-yihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalgal

kaaliyam | kaalsiyam | maanganiis | naatariyam | ogsajiin | urur | aayodhiin | alluumiiniyam | balambam | biraha-alkaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg