Kaligitashade

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Qof arrimihiisa aan cid kale la tashan. ld keligi-tashade.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaligitashade

keligitashade | keligitashe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg