kalsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax laabtiisu deggan tahay oo aan shiddo ku jirin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalsan

kalsamaan [m.f.dh]
eeg kalsan. ld kalsamaansho, kalsami.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg