Kamuun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nagaar laamo badan, ubaxiisuna guduud iyo caddaan yahay. Wuxuu leeyahay miro dhuudhuuban oo leh iniinyo udgoon oo cunnadana lagu darsado dawana laga dhigto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kamuun ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg