Kanjab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur ku dhaca xoolaha aad u cayila oo burburiya baruurta loo yaqaan kanka.
Kanjab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cayil dartiis u dhimasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kanjab ↴
kanjabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg