Karaamo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan. 2. (-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karaamo

barako | karaamaysan | karaamee | tuf |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg