Barako

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wanaag loo aayo oo laga helo wax Eebbe ku siiyey sida carruurta, xoolaha iwm; karaamo. 2. Badasho, taran.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barako

barakaysan | barakayso | barakee | barakoobid | barakow | khaaddin | qaneecaad | tahliil | turaab |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg