Kardho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhaxan ama xanuun lala gariiro.

Kardho

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-dhaday, -dhatay)

1. Neef irmaan oo ari ah darar awgeed la qaylin. 2. Qof jirro ama dhaxan la gariirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kardho

kardhasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg