karkarid
(m.dh)Karkar badan u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karkarid ↴
bayl [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ylay, -yshay)
Biyo aad u karkarid.
bur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Biyo aad u karkarid.
cartan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Ur aad u udgoon wax ka soo urid. 2. ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn. 3. Karkarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg