Karmee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

1. Meel laba xiddigood u dhaxeysa oo aan midna u bursanayn fariisasho (dayax). 2. Maro iwm. karmo u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karmee

karmayn | ninkarmeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg