Karoor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, kana samaysan tiirar kor loo dhisay dushana laga saaray caws iyo hargo. 2. Wax badan oo lays dulsaaray.
Karoor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax badan is dul saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karoor ↴
haad-karoor | waago | karoorad | karooran | karoorasho | karoorid | karoornaan | karoornaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg