karuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax meel tuurmay noqosho.

karuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax meel tuuran ahaansho.

karuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)

Caano karuur noqosho.

karuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Caano karuur ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karuuran

karuurmid [m.f.dh]
1. eeg karuuran¹. 2. eeg karuuran³.

karuurnaan [m.dh]
1. eeg karuuran². 2. eeg karuuran4. ld karuurnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg