kawl
(m.l)ld shawl¹; shawlid.
kawl
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-lay, -wshay)Hilib dufan ku shiilid. ld shawl².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kawl ↴
kawlid [m.f.dh]
eeg kawl². ld shawlid.
qawl [m.l]
1. Curdanka baarka geedaha ka soo baxa. 2. Hadal; erey. 3. Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.
shawl [m.l]
1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban. 3. ld shawlid. ld kawl¹.
shawl [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-wlay, -wshay)
Qof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².
shawlid [m.f.dh]
eeg shawl². ld kawl¹, kawlid, shawl¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg