Shawl
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban. 3. ld shawlid. ld kawl¹.
Shawl
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-wlay, -wshay)Qof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shawl ↴
kawl | kawl | kawlid | shawlax | shawlaxo | shawlid | tamuux |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg